Xasan Cali Nuur Shuute oo maanta ka bad baaday isku day lagu doonayay in lagu dilo

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah uu la socday Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute lagu weeraray duleedka magaalada Muqdisho. Qarax miino oo hareeraha laamiga la dhigay ayaa lala eegtay kolonyada uu la socday gudoomiyaha Maxkamada ciidamada xili ay ka yimaadeen dhinaca Shabeelaha Hoose kuna … Continue reading Xasan Cali Nuur Shuute oo maanta ka bad baaday isku day lagu doonayay in lagu dilo